Advertisements

Donald John Trump oo maanta loo dhaariyey Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka.

trump-jpg6Donald John Trump madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka, ayaa munaasabad siweyn loo soo agaasimay maanta si rasmi ah ula wareegay xafiiska, isaga oo noqonaya madaxweynihii 45 aad soo mara Mareykanka. Continue reading

Advertisements

Madaxweynaha cusub ee dalla Gambia xilkiisa loo dhaariyay iyo Jammeh oo aqbalay in uu xilka ka degay.

madaxweyne-adamaMadaxweynaha cusub ee dalla Gambia, Adama Barrow ayaa lagu dhaariyay safaarada Gambia ku leedahay magaalada Dakar ee Senegal. Continue reading

Xog-hayaha guud ee QM Antonio Guterres oo ku baaqay in aan la dagaal galin caruurta yar-yar.

un-antonio-guterresXog-hayaha guud ee QM Antonio Guterres, ayaa sheegay in kala bar dagaalamayaasha Al-shabaab yihiin caruur, kuwaa oo lagu qasbo in ay ka qeyb-qaataan dagaalka ka dhanka ah dowladda DF Soomaaliya iyo AMISOM. Continue reading

Dowlada Jabuuti oo taageertay musharaxnimada Amina Mohamed xilka guddoonka Midowga Africa.

w-arrimaha-dibadda-jpg6Dowlada Jabuuti ayaa markii ugu horeysay muujineysa taageerada ay u hayaan musharaxnimada wasiirka arimaha dibada Kenya Amina Mohamed oo ah musharax u taagan xilka guddoonka midowga Africa. Continue reading

Tartan Sporti oo is-dhexgal iyo is-barashada dhallinta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Zürich ee wadanka Switzerland.

 sportiga-zurichWaxaa Tartan ciyaareed Kubadda cagta ah oo lagu qabtay dorraat magaaladda Zürich ee wadanka Switzerland ayaa waxaa ka soo qeyb galay siddeed Koox oo ka kala socday gobolada Zuirkch-Bern- Lizern iyo Kontn Swiss. Continue reading

%d bloggers like this: