Advertisements

Ururka Midowga Yurub oo ugu baaqay xildhibaanada Soomaaliya inay ka gudbaan caqabadaha siyaasada.

European.jpg1Ururka Midowga Yurub (EU) ayaa asbuucii tagay ugu baaqay xildhibaanada Soomaalida ah ee dhawaan la doortay inay ka shaqeeyaan sidii looga gudbi lahaa caqabadaha siyaasada iyo ammaanka dalka hortaagan. Continue reading

Advertisements

Qaramada Midoobay oo sheegtay in Ciidamada Somaliya iyo kuwa AMISOM ay dileen dad badan oo Rayid ah.

Amisom.jpg5.jpgWarbixin ka soo baxday Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Ciidamada amniga Somaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee ku sugan gudaha Somalia ay dileen dad gaaraya 92 qof oo Rayid ah afartii bilood ee ugu danbaysay sanadkii tagay ee 2016 ka. Continue reading

Wafdi ka socda labada aqal ee dowladda federaalka Soomaaliya oo maanta gaaray Magaalada Cadaado.

cadaado-jpg2Magaalada Cadaado ee xarunta KMG maamulka Galmudug ayaa waxaa maanta gaaray wafdi ka socda labada aqal ee dowladda federaalka Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: