Advertisements

Magaalada Muqdisho oo maanta lagu dhawaaqay gudiga qaban-qaabada doorashada Guddoonka aqalka sare.

aqalka-sare-png1Waxaa maanta lagu dhawaaqay gudiga qaban-qaabada doorashada xubnaha aqalka sare oo ka kooban 6 xubnood, kuwaa oo ka shaqeyn doona doorashada guddoonka aqalka sare. Continue reading

Advertisements

Munaasabad lagu xusayey sanad guuradii weerarkii cuslaa ee Al-shabaab deegaanka Ceelcade ee gobolka Gedo.

al-shabaab-jpg5Munaasabad lagu maamuusayay sanad guuradii ka soo wareegtay weerarkii cuslaa ee Al-shabaab ay ku qaadeen saldhig militari oo ay Kenya ku lahaayeen deegaanka Ceelcade ee gobolka Gedo, ayaa waxaa ka qeyb-galay 400 oo qoys oo intooda badan lagu dilay weerarka dad ay isku qoys ka soo jeedeen. Continue reading

%d bloggers like this: