Advertisements

Guddoomiye Jawaari oo xafiiskiisa kulmay Musharaxiinta Jagada Madaxweyne iyo Beesha Caalamka.

jawaari-guleystay-jpg3Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa xafiiskiisa kulan Khaas ah kula qaatay qaar kamid ah Musharaxiinta Madaxtinima doonka ah iyo Xubno ka tirsan Beesha Caalamka. Continue reading

Advertisements

Magaalada Muqdisho oo ka socda kulamo hoosaadyo iyo isbahaysi Siyaasadeed.

xildhibaanada-cusub-png1Doorashadii guddoonka baarlamaanka Soomaaliya kadib, waxaa si xowli ah magaalada Muqdisho uga soconaya kulamo hoosaadyo iyo shirar ay leeyihiin xildhibaannada baarlmaanka Soomaaliya oo u diyaargaroobaya doorashada madaxweynaha oo la filayo in ay dhacdo bartamaha bishan. Continue reading

%d bloggers like this: