Advertisements

Safiirka cusub dowladda Britain oo maanta gaaray magaalada Muqdisho.

safiirka-uk-1Safiirka cusub dowladda Britain dhawaan u magacaawday Soomaaliya David Concar ayaa safarkiisii ugu horeeyay ku tagay magaalada Muqdisho isaga oo ka shaqo bilaabaya safaarada UK ay ku leedahay magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Continue reading

Advertisements

Madaxweynaha Jabuuti oo sheegay in ciidamada Jabuuti ay ka howlgalaan deegaan ballaaran dalka Soomaaliya.

xaflad-laguqabtay-jabuutiMadaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in ciidamada Jabuuti ee ka mid ah ciidamada AMISOM ay yihiin kuwa ugu yar balse ka howlgala deegaanada ugu adag uguna ballaaran dalka Soomaaliya. Continue reading

Heilamariam oo Sheegay in Itoobiya iyo Soomaaliya ay si wadajir ah u sameyn doonaan mashaariic horumarineed.

Somalia iyo ItoobiyaWar aan ka soo xiganay Barta Internetka Alleastafrica.com ayaa sheegaya in   Ra‘iisul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn uu sheegay in Itoobiya iyo Soomaaliya ay tixgelin siin doonaan sidii ay uga shaqeyn lahaayeen mashaaric lagu horumarinaayo kaabayaasha dhaqaalaha labada dal, sida waddo isku xiri doontaItoobiya iyo Soomaaliya.   Continue reading

%d bloggers like this: