Advertisements

Mudane Jawaari oo ku guuleystay xilka Guddoomiyenimada ee Baarlamaanka 10aad.

jawaari-guleystayWaxaa la soo gabagabeeyay tirada codadka wareegii koowaad ee doorashada oo ay ku tartamayeen ilaa afar musharax. Continue reading

Advertisements

Madaxweynaha Dowlad Gobolleed Galmudug oo maanta dib uga laabtay magaalada Cadaado ee G/ Galguduud.

galmudug-jpg1Madaxweynaha Dowlad Gobolleed Galmudug Cabdikariin Xusseen Guulleed ayaa maanta dib uga laabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud, waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado ku soo dhaweeyay, Masuuliyiin ka tirsan Galmudug, saraakiil ciidan oo ka tirsan dowlad iyo AMISOM iyo dad aan sidaa u tiro badneyn. Continue reading

%d bloggers like this: