Advertisements

Magaalada Muqdisho oo maanta ka socoto u diyaar-garoowgii ugu danbeeyay doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

baarlamaanka-cusubWaxaa magaalada Muqdisho ka soconaya diyaar-garoowgii ugu danbeeyay doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo lagu wado in ay dhacdo 11bishan Janaayo oo ku beegan maalinta berri ah. Continue reading

Advertisements

Xarunta Madaxtooyada Dowlad Gobolleedka Galmudug oo ka socda qalalaaso iyo Jahawareer Siyaasadeed. !!!

galmudugWar ka soo baxay xarunta madaxtooyada dowlad gobolleedka Galmudug ayaa lagu qaadacay goā€™aankii xildhibaannada ee kalsooni kala noqoshada madaxweyne Cabdikariin Xusseen Guulleed. Continue reading

%d bloggers like this: