Advertisements

Magaalada Muqdisho oo maanta lagu soo gaba-gabeeyay dhagaysiga khudbadaha musharixiinta gudoonka golaha shacabka Soomaaliya.

baarlamaanka-cusub-png1Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay dhagaysiga khudbadaha ugu yaraan 10 musharax oo u tartamaya gudoonka golaha shacabka Soomaaliya ,iyadoo fadhigii dhagaysiga ee maanta ay ka soo qayb-galeen inta badan mudanayasha loo doortay aqalka hoose. Continue reading

Advertisements

Buug xambaarsan sharafta Madaxdii hore ee Somalia oo Maanta lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho.

bandhig-jpg2Kulan-cilmiyeedkan ayaa Maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa lagu soo bandhigay buug xambaarsan sharafka iyo qaddarin ay lahaayeen Madaxdii hore ee Somalia. Continue reading

%d bloggers like this: