Advertisements

Qarax caawa ka dhacay isgoyska Tarbunka degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

qarax-jpg21Waxaa caawa qarax ka dhacay goob maqaayad ah oo ku taala isgoyska Tarbunka degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Continue reading

Advertisements

Midowga Yurub oo sheegay inay dhaqaale ugu deeqeen wadamada ku yaala qaaradaha Africa iyo Asia.

EuropeanMidowga Yurub ayaa sheegay in dalal Soomaaliya ay ku jirto inay ugu deeqeen dhaqaalo gaaraya 28 Milyan oo lacagta wadamada Yurub ah. Continue reading

Ciidamada AMISOM oo lagu eedeeyey in ay ku dileen dulleedka degmada Baraawe labo wiil oo walaalo ah.

amisom-jpg5Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka K/galbeed ayaa ku eedeynaya ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM in ay ku dileen meel dulleedka ka ah degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose  labo wiil oo walaalo ahaa. Continue reading

%d bloggers like this: