Advertisements

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xariga ka jaray xarunta KMG ah Aqalka Sare ee Barlamaanka cusub ee Soomaaliya.

aqalka-sareMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xariga ka jaray xarunta KMG ah Aqalka Sare ee Barlamaanka cusub ee Soomaaliya, iyadoo dhanka kale furay Kalfadhiga koowaad ee Aqalka Sare. Continue reading

Advertisements

Wakiilka xog-hayaha guud ee QM Mr. Micheal Keating oo maanta socdaalka ku tagay magaalada Beledweyne.

michael-keating-jpg1Wakiilka xog-hayaha guud ee QM Micheal Keating oo maanta socdaalka ku tagay magaalada Beledweyne ayaa kulamo kala duwan la qaatay, madaxda dowlad gobolleedka Hirshabeelle, masā€™uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan, Ugaas Xassan Ugaas Khaliif iyo ururada bulshada rayidka. Continue reading

Guddiga qabanqaabada doorashada guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta soo gabagabeeynayaan qabashada codsiyada Tartanka guddoonka Baarlamaanka.

Gbaarlamaanka-jpg12uddiga qabanqaabada doorashada guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta soo gabagabeeyaan qabashada codsiyada guddoonka baarlamaanka sida uu horay u sheegay guddoomiyaha gudiga. Continue reading

%d bloggers like this: