Advertisements

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ku dhawaaqay inuu u taagan yahay mar kale qabashada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

jawaari-ciraaq-jpg3Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Prof Max’ed Cismaan Jawaari ayaa Muqdisho uga dhawaaqay in mar kale uu u taagan yahay qabashada xilka guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya. Continue reading

Advertisements

Qarax Saakay ka dhacay garaash ku dhow xarunta hay’adda UNDP oo dhaawacyo culus geystay.

km4-jpg2Qarax sida la sheegay gaari lagu xiray ayaa ka dhacay gudaha garaash gadiidka la dhigto meel aan ka fogeyn xarunta hay’adda UNDP,  kaa oo sababay dhaawaca ilaa afar ruux. Continue reading

%d bloggers like this: