Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha ciidammada dalka Uganda.

xasan-taliyaha-ugandaMadaxweynaha Soomaaliya Xassanan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ku qaabilay wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayey taliyaha ciidammada Melatariga dalka Uganda oo Muqdisho yimid. Continue reading

Madaxweyne Xassan Sheekh oo ka hadlay hawlaha u qabsoomay dawladiisa iyo hawlaha qabyada u ah …

Maalinta  1da MaajoMadaxweyne Xassan Sheekh ayaa ka hadlay hawlaha u qabsoomay dawladiisa iyo hawlaha qabyada u ah ee ay dhammaystiri doonto hadii dib asaga loo soo doorto. Continue reading

Guddiga doorashada Baarlamaanka, oo maanta bilaabaya diiwaan-galinta musharixiiinta guddoonka Baarlamaanka.

beyleGuddiga doorashada baarlamaanka, ayaa lagu wadaa in ay maanta bilaabaan diiwaan-galinta musharixiiinta guddoonka baarlamaanka, kaddib markii maalintii shalay gudiga ay shaaciyeen in 11-12 bishan Janaayo la qabanayo doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo ku-xigeennadiisa. Continue reading

Taliyaha Ciidanka difaaca Uganda oo ugu baaqay dawlada Soomaaliya inay dardar galiso dib u dhiska ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.

Gen. Wamala inspecting guard of honour mounted by the AMISOM UgandaDawlada Uganda ayaa ugu baaqday  dawlada Soomaaliya in la dadajiyo dhisidda ciidamada xoogga dalka Somaaliyeed-ciidamo nidaamsan oo ka tabar badan sida haatan ciidamada SNA ay yihiin. Continue reading

%d bloggers like this: