Advertisements

Dowladda Switzerland oo dooneyso inay u fududeyso qaadashada Basaboorka Jiilka Saddexaad ee dadka Muhaajiriinta ah, Balse!!!!!!!.

 

PASS, SCHWEIZER PASS, BIOMETRISCHER PASS, DOKUMENT, REISEDOKUMENT, AUSWEIS,Dadka Ajaanibka ah ee ku dhaqan dalkan Switzerland ee doonaya ama rajeynaya inay qaataan Basaboorka Wadanka Switzerland ayaa la sheegay inay ku qasbanaan doonaan inay ka soo saaraan jeebkooda Kumanaan Faranka Swiss ah, si ay u helaan Baasaboorka Casaanka ah. Continue reading

Advertisements

Guddiga doorashada Baarlamaanka Cusub oo ku dhawaaqay waqtiga la qabanayo doorashada guddoonka Baarlamaanka.

baarlamaanka-jpg12Guddiga doorashada maalintii shalay looga dhawaaqay fadhigii saddexaad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay waqtiga kama danbeysta ah ee la qabanyo doorashada gudoomiyaha baarlmaanka iyo ku-xigeennadiisa. Continue reading

Switzerland oo Bog Cusub u furmtay dhigashada Lacagaha Sirta ah ee Bankiyadooda.

PRIVATBANK, LOGO, FAHNE, SCHWEIZERFAHNELaga billaabo 1da Jennaayo 2017 Bankiyada dalkan Switzerland waxay billaabayaan uruurinta xogta macaamiishooda, taasoo in muddo ah ay codsanayeen qaar ka mid ah Wadamada Caalamka, gaar ahaan Yurub iyo Mareykanka. Continue reading

Labo qarax waaweyn oo Maanta barqanimadii ka dhacay naxaawiga garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

qarax-jpg20Waxaa Maanta barqanimadii ka dhacay naxaawiga garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho labo qarax oo waaweyn. Continue reading

%d bloggers like this: