Advertisements

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo kulankoodii maanta ku magacaabay guddiga doorashada guddoonka baarlamaanka.

xildhibaanada-cusub-png1Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta dood dheer iyo falanqeyn kadib magacaabay guddiga doorashada guddoonka baarlamaanka. Continue reading

Advertisements

Dowlad gobolleedyada Puntland iyo Galmudug, oo heshiis saddex qodob ah ka gaaray colaadda ka taagan magaalada Gaalkacyo.

puntland-iyo-galmudug-jpg1Dowlad gobolleedyada Puntland iyo Galmudug, ayaa heshiis saddex qodob ah ka gaaray colaadda ka taagan magaalada Gaalkacyo kaddib kulan ka dhacay magaalada Muqdisho. Continue reading

Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay oo isku raacay xabad joojintii ka dhaqan gesha Geyyiga dalka Suuriya.

unoGolaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isku raacay xabad joojintii ay ka soo shaqeeyeen dowladaha Ruushka iyo Turkiga ee laga dhaqan galiyay Suuriya. Continue reading

%d bloggers like this: