Advertisements

Kalfadhigii labaad ee Xildhibaannnada Baarlamaanka 10aad ee Soomaliya oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho.

baarlamaanka-cusubKulankii labaad kalfadhigii koowaad ee xildhibaannnada baarlamaanka 10aad ee Soomaliya maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa go’aan looga gaaray sharuudaha laga doonayo musharixiinta u taagan xilka guddoonka gollaha shacabka iyo madaxweynaha.   Continue reading

Advertisements

Taliye ku-xigeenka Ciidamada Ilaaliya Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya oo Saaka Barqadnimadii toogasho lagu dilay.

villa somaliaWar goor dhoweyd inoo soo diray Weriyaha SomaliSwiss Media ee magaalada Muqdisho ayaa sheegayaa in Askari ka tirsan ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa goor dhaw nawaaxiga Villa Soomaaliya ku toogtay taliye ku-xigeenkii ilaalada madaxtooyada oo magaciisa lagu sheegay Cabdi Qoorgaab. Continue reading

Munaasabad la xiriirta Is-dhexgalka (Integration) iyo wada noolaanshaha Bulshooyinka oo shalay lagu qabtay magaalada Olten ee Kanton Solothurn ee Switzerland.

img_0774Guddiga Fulinta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kanton Solothurn ayaa waxay xoogga saareen sidii ay dadka Soomaalida ee u soo qaxday dalkan Switzerland, gaar ahaan kuwa ku nool Gobolkan Solothurn sidii kor loogu qaadi lahaa aqoontooda la xiriira Xagga Is-dhexgalka ( Integration ), kaas oo ka caawinaya sidii ay u dhex-geli lahaayeen dadka ay ula noolaan lahaayeen bulshada ay ugu yimaadeen magaalooyinka ay deggan yihiin. HOOS KA DAAWO  SAWIRO KALE. Continue reading

%d bloggers like this: