Advertisements

Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta xariga ka jaray isbitaalka Martini qaybta Naafada ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

madaxweyne-xasan-sheekh-jpg29Madaxweynaha DF Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xariga ka jaray isbitaalka Martini ee ciidammada Naafada ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho. Continue reading

Advertisements

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo soo dhaweeyay dhaarinta xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya.

UN chief Ban Ki-moonXoghayaha guud ee QM Ban Ki-Moon ayaa soo dhaweeyey dhaarinta xildhibaanada cusub ee baarlamanka federaalka Soomaaliya, isaga oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeey guusha Taariikhiga ah. Continue reading

Madaxweynaha dowlad gobolleedka K/galbeed oo sheegay inuu rajeynaayo in sanadkan ka noqdo dalka Madaxweyne.

shariif xasan.png1Madaxweynaha dowlad gobolleedka K/galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan oo wareysi siinayay laanta afka Soomaalida ee VOA-da isaga oo ku sugan magaalada Addis Ababa, ayaa sheegay in wali uu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya. Continue reading

War-saxaafadeed xalay ka soo baxay madasha wada tashiga Qaran oo lagu hakiyay 18kii kursi oo lagu kordhiyay kuraasta aqalka sare.

madasha-qaran-somalia-jpg1War-saxaafadeed xalay waqti danbe ka soo baxay madasha wada tashiga Qaran, ayaa lagu hakiyay 18kii kursi ee 24kii bisha war-murtiyeed ay soo saareen ku sheegeen in lagu kordhiyay kuraasta aqalka sare. Continue reading

Guddiga gurmadka abaaraha ee heer Qaran oo kulan lagu dardar galinayo howlaha gargaarka ku yeeshay Muqdisho.

abaabarahaGuddiga gurmadka abaaraha ee heer Qaran ayaa kulan lagu dardar galinayo howlaha gargaarka ay u baahan yihiin dadka ay abaarta saameysan la yeeshay hay’addaha deeq bixiyayaasha ee QM . Continue reading

Dowladdaha Mareykanka iyo Britain oo digniin culus ka soo saaray musuq maasuqa Soomaaliya.

usa-uk-flag-jpg1Dowladdaha Mareykanka iyo Britain ayaa digniin culus ka soo saaray musuq maasuqa Soomaaliya, gaar ahaan labada dowladood ayaa u digay dadka heysta dhaqalashoodooda ee ku lug yeeshay musuq maasuqa. Continue reading

%d bloggers like this: