Advertisements

Ogeysiis iyo Wargelin ku socoto dhammaan Jaaliyadaha Soomaalida ee ku dhaqan Wadanka Switzerland.

 

solothurnJaaliyadda Soomaaliyeed ee Kanton Soloturn Waxay Ogeysiinayaan ama ay ku wargelinayaan Jaaliyadaha Soomaalida ee ku dhaqan Wadanka Switzerland in 30ka bishan 2016ka lagu qaban doono magaalada Olton ee Kanton Soloturn xaflad lagu maamusaayo Is-dhexgalka iyo wada noolaanshaha Ummadaha  ( Begegnung und Integration), sidaas darteed waxaa Soomaalidu lala socodsiinayaa in Xafladdaas ay tahay mid Furan oo lacag la’aan ah. “Cinwaanka goobta lagu qaban doono hoos ka Akhriso”.

img_0614 Haddaba waxaa si gaar loo Wargelinayaa Guddiyada Jaaliyadaha ee ka jira Kantoonadda inay gaarsiiyaan ama ay Ogeysiyaan Soomaalida inay ka soo qaybgalaan Xafladda soo dhaweynta ah.

Fiiro Gaar ah: Wixii Faafaahin ah waxaad kala Xiriiri kartaan Guddiga Jaaliyadda ee Kanton Soloturn Telka 076 494 86 94.

Ka soo qayb-gal wacan

SomaliSwiss   Zürich

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: