Advertisements

Ogeysiis iyo Wargelin ku socoto dhammaan Jaaliyadaha Soomaalida ee ku dhaqan Wadanka Switzerland.

 

solothurnJaaliyadda Soomaaliyeed ee Kanton Soloturn Waxay Ogeysiinayaan ama ay ku wargelinayaan Jaaliyadaha Soomaalida ee ku dhaqan Wadanka Switzerland in 30ka bishan 2016ka lagu qaban doono magaalada Olton ee Kanton Soloturn xaflad lagu maamusaayo Is-dhexgalka iyo wada noolaanshaha Ummadaha  ( Begegnung und Integration), sidaas darteed waxaa Soomaalidu lala socodsiinayaa in Xafladdaas ay tahay mid Furan oo lacag la’aan ah. “Cinwaanka goobta lagu qaban doono hoos ka Akhriso”. Continue reading

Advertisements

Beesha caalamka oo sheegtay inay ka xun tahay go’aankii uga danbeeyey ee ka soo baxay Hogaanka Madasha Wadatashiga Qaran Soomaaliya,

beesha-caalamkaBeesha caalamka ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay qaar ka mid ah go’aanada kasoo baxay Hogaanka Madasha Wadatashiga Qaran ee ku saabsan hanaanka doorashooyinka Soomaaliya QM, Midowga Afrika, Midowga Yurub, IGAD, Talyaaniga, Belgium, Netherlands, Sweden, UK iyo Mareykanka ayaa sheegay in dhaarinta maanta ee xildhibaanada cusub ay tahay tallaabo hore loo qaaday. Continue reading

Dhaartii xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka cusub oo la soo gabagabeeyay lana doortay guddoon ku-meel-gaar ah.

xildhibaanada-cusub-png1Waxaa Maanta Xaruunta Tababarka Booliska  lagu soo gabagabeeyay dhaarta xildhibaannada labada aqal ee baarlamaanka cusub, waxaana goor dhaw xildhibaannada ay iska dhax doorteen guddoon ku-meel-gaar ah. Continue reading

Madasha oo go’aan kama danbeys ah ka gaartay kuraasta doorashadooda dib loogu noqonayo.

shirka-madasha-wadatashigaMadasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 25 – 26 Disembar 2016-ka. Kulankan wuxuu daba socday kullankii madasha ee lagu qabtay magaalada Muqdisho, taarikhdu markay ahayd 15kii-24dii Disember, 2016. Continue reading

Muxaaradii Silsiladda ahayd ee ka socotay Masjidka Sheikh Zaa’id ee Magaalada Zürich oo Xalay la soo gabagabeeyey.

img_2073Waxaa shalay galab oo Isniinta ahayd taariikhduna ku beegneyd 26.12.2016, Masjidka Sheikh Za’id aee Magaalada Zürich ka dhacay Muxaadarooyin Diini ah oo taabanaysay, islamarkaasna waxtar u leh dadka Soomaalida ah. Continue reading

%d bloggers like this: