Advertisements

Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaradka ee Waddani ee Somaliland oo shaaca ka qaaday inay suuragal tahay in lala midoobo Somalia.

cirroGuddoomiyaha Golaha Wakiillada, ahna Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaradka ee Waddani ee Somaliland, C/raxmaan C/llahi Maxamed “Cirro” ayaa shaaca ka qaaday inay suuragal tahay in lala midoobo Somalia inteeda kale. Continue reading

Advertisements

Hogaamiyayaasha madasha wadatashiga Qaran oo go’aan rasmi ah ka gaaray xubnihii khilaafaadka ka taagnaa.

shirka-madasha-wadatashigaHogaamiyayaasha madasha wadatashiga Qaran ee shirka ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa go’aan rasmi ah ka gaaray xubnihii ee guddigaxalinta khilaafaadka doorashooyinka dadban horey u laaleen doorashadooda. Continue reading

Majidka Sheikh Zaa’id ee magaalada Zürich oo Xalay lagu soo gabtay Muxaadaradii Silsilad ah oo Socon doonto dhowr maalmood.

img_2049Waxaa maalantii Jimca iyo Sabtidii ahayd Masaajiyada Turkiga iyo Majidka Zaa’id ee ku yaala magaalada Zürich oo  si rasmi ah Uga billaabmay Majidka Zaa’id ee ku yaala magaalada Zürich Muxaadarooyin oo Silsilad ah, socon doona dhowr maalmood. Continue reading

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka horimaaday go’aankii xalay kasoo baxay madaxda madasha wadatashiga.

g-banaadirGudoomiyaha ayaa sheegay ineysan aqbaleyn natiijada kasoo baxday madaxda madashada wadatashiga, wuxuuna sheegay in gobolka Banaadir uusan helin xaqii uu lahaa. Continue reading

Warmurtiyeed ka soo baxay Shirka Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran (MHQ):

shirka Madasha Baydhabo.JPG1Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 15 – 24 Disembar 2016-ka. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ka soo qayb galay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari; Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke; Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka, Mudane Maxamed Cumar Carte iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo iyagu si gooni ah loo casumay si aay warbixin u siiyaan MHQ Continue reading

Xog-hayaha Baarlamaanka Somalia oo caawa shaaciyay in munaasabada furitaanka Baarlamaanka loo Ciyimay inuu dhaco 27/12/2016.

Xoghayaha guud ee golaha shacabka SoomaaliyaMaamulka baarlamaanka hadda jira ee federaalka ayaa ku dhawaaqay waqtiga kama danbeysta ee la dhaarinayo xildhibaannada baarlamaaanka cusub ee dhawaan la soo doortay. Continue reading

%d bloggers like this: