Advertisements

Hay’adda QM ugu qaabilsan dhisidda nabadda oo ansixiyay mashruuc dib loogu celinaaya Qaxootiga Soomaalida.

qaxooti-jpg4Hay’adda QM ugu qaabilsan dhisidda nabadda ayaa ansixiyay mashruuc loogu tala galay Qaxootiga Kenya kalaabanaya ee Soomaaliya tagaya.

qaxooti-jpg11 Maalintii Talaadada ahayd ee la soo dhaafay ayaa bhay‘adda QM ee dhisidda nabadda uu ansixiyay $3m oo loogu tala galay horudhaca mashruucaa.

Mashruucaa ayaa si kastaba ha ahaatee waxaa loogu tala galay kutababaridda qaxootigaa xirfado. Xirfadahaa ayaa loogu tala galay inay qaxootigaasi wax ku qabsadaan markii ay tagaan magaalooyinka Soomaaliya sida Baydhabo ama Muqdisho.

 Dawladaha Soomaaliya iyo Kenya iyo hay‘adda Qaxootiga ee UNHCR ayaa ku heshiiyay saddex sano ka hor in qaxootiga Soomaalida ah ee Kenya kunool lagu caawiyo sidii ay Soomaaliya ugu noqon lahaayeen si iskood ah.

SomaliSwiss     Nairobi

Somali@hotmail.com

 

Advertisements
%d bloggers like this: