Advertisements

Tuulada Bariire ee gobolka Sh/hoose oo Al-shabaab ku soo bandhigtay qaar ka mid ah ergadii doorashooyinka oo nolol ku qabteen……

 

al-shabaab-jpg4Xarrakada Al-shabaab ayaa ku soo bandhigtay Tuulada Bariire ee gobolka Sh/hoose odayaal la sheegay in ay ka tirsanaayeen ergadii xildhibaannada aqalka hoose ku soo doortay Galmudug. Continue reading

Advertisements

Xiriiriyaha dawlada Kenya ee gobolka xeebta ah oo sheegay in ciidamda Kenya ay adkeyn doonaan ammaanka xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya.

kenyan-army-jpg2Xiriiriyaha hawlaha dawlada Kenya ee gobolka xeebta ee Kenya Nelson Marwa ayaa sheegay in ciidamda ammaanka Kenya sida KDF ay sii wadi doonaan adkeynta ammaanka xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya si ciidamada Al-Shabaab aysan uga soo tillaabin. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE: Continue reading

Hay’adda QM ugu qaabilsan dhisidda nabadda oo ansixiyay mashruuc dib loogu celinaaya Qaxootiga Soomaalida.

qaxooti-jpg4Hay’adda QM ugu qaabilsan dhisidda nabadda ayaa ansixiyay mashruuc loogu tala galay Qaxootiga Kenya kalaabanaya ee Soomaaliya tagaya. Continue reading

%d bloggers like this: