Advertisements

Safiiradda Soomaaliya uga Wakiilka dalkan Switzerland oo Socdaal ku timid Zürich, Booqatayna Soomaalidii lagu dhaawacay Weerarkii Masjidka.

PICT1308

Waxaa Maqrabnimadii Caawa magaalada Zürich  ee dalkan Switzerland booqasho ku Timid Safiiradda Soomaaliya uga Wakiilka dalkan Switzerland ee fadhigeedu yahay madaalada Geneve Marwo Faadumo Cabdullaahi Insaniya. Continue reading

Advertisements

Madaxweyne Xassan Sheekh Max’uud oo maanta ku qaabilay xarunta madaxtooyada Soomaaliya R/wasaare ku-xigeenka dalka Jordan.

somaliya-iyo-jordanMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud ayaa maanta ku qaabilay xarunta madaxtooyada Soomalaiya ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Jordan, oo soo gaarsiiyay dhambaal uu ka siday boqorka dalkaas oo lagu magacaabo Cabdalla A-thani Abnu Hussen. Continue reading

Shirkii madasha wadatashiga oo weli dood dheer ka socoto.

madasha-qaran-somalia-jpg5Shirkii madasha wadatashiga ee tan iyo Jimcihii la soo dhaafay  magaalada Muqdisho uga socda madaxda Qaranka iyo hogaamiyayasha dowlad gobolleedyada dalka ka jira ayaa  waxaa ka soo baxaya warar horudhac ah . Continue reading

Xeebta magaalada Boosaaso oo ku degtay Dooni ay u rarneyd Ganacsato Soomaali ah.

Doon.jpg2Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in  xeebta magaaladaas ay ku degtay Dooni siday Xamuul ama shixnad kala duwan oo rarneyd ganacsato Soomaaliyeed. Continue reading

Madaxweynaha DalkaTurkiya oo shaaciyey in la’isku dayay sidii Ruushka & Turkiga loo dhex-dhigi lahaa Colaad.

afgembi Turkiga.jpg5Madaxweynaha dalka Turkiga ayaa shaaciyey in la’isku dayay sidii Ruushka & Turkiga loo dhex-dhigi lahaa Colaad, Waxana labada madaxweyne ay caddeeyeen in shirqoolkii lagu dilay safiirki Ruushka u fadhiyey magaalada Ankara aysan dhaawici doonin xiriirka ka dhaxeeya labada waddan. Continue reading

%d bloggers like this: