Advertisements

Madaxweyne Xassan Sheekh oo ugu hambalyeeyay ciidammada booliiska Soomaaliya 73 sano guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay oo maantaku beegan.

Madaxweyne Xasan Sheekh.jpg2Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud ayaa ugu hambalyeeyay ciidammada booliiska Soomaaliyeed 73 sano guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay oo ku beegan maanta. Continue reading

Advertisements

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo Midowga Yurub ka codsaday inay caawiyaan Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.

madaxweynaha-kenyaMadaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka codsaday Midowga Yurub inuu aad u caawiyo AMISOM. Continue reading

Magaalada Zürich ee dalka Switzerland oo shalay Maqribkii lagu Rasaaseeyey dad Muslim ah oo Cibaadaysanaya…

israsaaseenGalabnimadii shalay ayaa waxaa  ka dhacday Xarun ay leeyihiin Muslamiinta ku nool magaalada  Zürich ee dalka Switzerland Rasaas  ay ku dhaawacmeen Saddax qaf oo ku cibaadeysanayey goobtaas oo dàdooda lagu sheegay 30, 35 iyo  56Sano-jir. Continue reading

%d bloggers like this: