Advertisements

Safiirka Ruushka ee magaalada Ankara, Andrei Karlov oo Toogasho lagu dilay.

andrei-karlov-jpg1Nin la sheegay inuu hubeysnaa ayaa Toogasho ku dilay Safiirka Ruushka ee magaalada Ankara, Andrei Karlov.

Toogashada Safiirka ayaa dhacday xili uu booqanaayay matxaf sawirro lagu soo bandhigay oo ku yaalla magaalo madaxda Turkiga. Continue reading

Advertisements

Madaxweynaha oo Waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Yemen ee Soomaaliya.

yemenMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waraaqaaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dalka Yemen u fadhin doono Soomaaliya Fadil Cali Al-Hinkh. Continue reading

labadii gabdhood Soomaali ahaa oo isla dhashay oo lagu dilay magaalada Ottawa oo maanta la aasay.

geeri-jpg1 Waxaa maanta la aasay Nasiibo iyo Asmo oo ahaa laba gabdhood oo walaalo ah oo lagu dilay magaalada Ottawa ayaa waxaa isla markiiba gacanta lagu dhigay  Muscab C/rixman Nuur oo ahaa ninka dilay labada gabdhood oo ay walaalo ahaayeen. Continue reading

%d bloggers like this: