Advertisements

Magaalada Zürich ee Dalka Switzerland oo shalay Sabtida ahayd lagu qabtay Xaflad lagu waynaynayay dhalashadii Nabigeena CSWS.

 

img_04021Sida Caadada ahayd waxaa Maalintii Sabtida ahayd oo taariikhda ku beegnayd 17.12.2016 ay Culumada Masjidka Al-khulafaa’uraashidiin ee magaalada zürich u qabteen Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool Kanton Zürich ee Dalka Switzerland Xaflad lagu waynaynayay dhalashadii Nabigeena CSWS. Continue reading

Advertisements

Magaalada Muqdisho oo maalintii 3aad ka socda shirka madasha wadatashiga oo looga hadlayo qodobo xasaasi ah.

Shirka doorashooyinka.jpg4Waxaa maalintii 3aad ka soconaya magaalada Muqdisho shirka madasha wadatashiga  oo looga hadlayo qodobo xasaasi ah oo la xiriira arimaha doorashada, waxaana warar hor dhac ah oo soo baxaya sheegaya in ay jiraan qodobo leysku mari la’yahay. Continue reading

%d bloggers like this: