Advertisements

Waxgaradka Bulshada Soomaaliyeed oo maanta shaaciyeen in si cadaalad ahayn loo maamulay Doorashooyinkii….

kulan-jpg9Kulan oo ay ka qeyb-galeen musharixiin, xildhibaanno, iyo qaar ka mid ah odayaasha 135ta loo asteeyay  in ay qeyb ka noqdaan hanaanka doorasho ee dalka, ayaa  sheegay in aan cadaalad loo maamulin soo xulistii xildhibaannada aqalka hoose ee gobollada dalka. Continue reading

Advertisements

AMISOM oo war ka soo saartay qof rayid ah oo dorraat gadiidkooda ku jireen wadada aado garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

AMISOM.jpg6Taliska howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa maanta war hor dhac ka soo saaray qof rayid ah oo mid ka mid ah gadiidkooda booliiska ku jireen wadada aada garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho isgooyska KM4. Continue reading

Hogaamiyayaasha madasha-wadda-tashiga Qaran oo maanta warbixin ka dhageystaan guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka.

madasha-qaran-somalia-jpg5Madaxda madasha-wadda-tashiga Qaran ayaa maanta  la kulmaya guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka si ay dhageystaan warbixin dhameystiran , kaddib markii ay maalmo ka hor laaleen natiijada doorashada 11-kursi. Continue reading

%d bloggers like this: