Advertisements

Ergeyga QM ugu Wakiilka ah Soomaaliya oo kulan la yeeshey wakiilada Beesha Caalamka iyo guddiga khilaafaadka

micheal-keating-2Ergeyga QM ee Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay kulan ay la yeesheen wakiilada beesha caalamka iyo guddiga madaxabanaan ee xalinta khilaafaadka oo dhawaan soo saaray liiska 11 xildhibaan oo la sheegay in la baabi’iyay natiijadoodii doorasho. Continue reading

Advertisements

Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.

GaasMadaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland C/wali Max’ed Cali Gaas oo gaaray  maanta magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay shirka madasha-wadda-tashiga ee la filayo in saaacadaha soo socda  uu ka furmo Muqdisho, waxaa uu sheegay in shirka uu socon doona muddo labo cisho ah looga wadda hadli doono dhameystirka howlaha doorashada dalka ee sanadkan 2016ka. Continue reading

Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka dadban ee federaalka iyo guddiyada heer dowlad gobolleed oo hadallo Culus is-dhaafsanaya ..

guddiga-khilaafaadkaGuddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka dadban ee federaalka iyo guddiyada heer dowlad gobolleed ayaa hadallo Culus is-dhaafsanaya, Sidaas darteed war-saxaafadeed ka soo baxay si adag loogu jawaabay qoraal wadajir ah oo ay soo saareen oo ku gacan seyray go’aankii lagu laalay ee ahaa 11kii kursi oo natiijadoodii la  baabi’iyay. Continue reading

Madaxweyne ku-xigeen kowaad ee dowlad gobolleedka Jubbaland Max’uud Sayid Aadan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo.

madaxweyne-ku-xigeen-jubbalandMadaxweyne ku-xigeen kowaad ee dowlad gobolleedka Jubbaland Max’uud Sayid Aadan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal ciidammada Jubbaland iyo Al-shabaab ku dhaxmaray deegaan hoosta degmada. Continue reading

%d bloggers like this: