Posted on December 14, 2016 by SomaliSwiss
R/Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cali Sharm’arke oo saddexdii cisho ee la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Garoowe, ayaa maanta ka anbaxay magaalada Boosaaso isaga oo u kicitimay dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta Safarka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on R/Wasaare Cumar C/rashiid maanta oo ka dhoofay magaalada Boosaaso isaga oo u kicitimay dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta.
Posted on December 14, 2016 by SomaliSwiss

War-saxaafadeed goor dhaw ka soo baxay guddiga xalinta khilaafaadka ayaa si rasmi u joojiyay natiijadii doorasho 11 xildhibaano oo lagu doortay qeybo ka mid ah gobollada dalka, kaddib markii la ogaaday in ay ku soo baxeen hab aan sharciga waafaqsaneyn. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddiga xalinta khilaafaadka oo joojiyay natiijadii doorasho 11 xildhibaano oo lagu doortay qeybo ka mid ah Gobollada dalka.
Posted on December 14, 2016 by SomaliSwiss
Saraakiisha hay’addaha nabad-sugida Qaranka iyo  Ciidamada booliska ee maamulka Puntland ayaa soo bandhigtay jawaano iyo Katuumo ay ku jiraan khamri badan, kuwaasi oo lagu soo qabtay howlgal ay ciidammada ka sameeyeen magaalada Muqdisho iyo Garoowe. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Saraakiisha Nabad-sugida Qaranka iyo Ciidamada Booliska ee maamulka Puntland oo howlgallo ku soo qabteen Maandooriye khamri ah.
Posted on December 14, 2016 by SomaliSwiss
Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay Xaddidayso hubka ay ka iibiso Dowladda Sucuudi Carabiya, iyadoo Walaac xooggan laga qabo Dhibaatooyinka Gaaraya shacabka Yemen ee lala xiriirinayo duqaymaha dhanka Cirka ah ee ka socda Waddanka Yemen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Maraykanka oo shaacisay inay Xaddidayso hubka ay ka iibiso Dowladda Sucuudi Carabiya.
Posted on December 14, 2016 by SomaliSwiss
Saraakiisha Booliska dowladda ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa soo bandhigay Laba nin oo shacab ah, kuwaas oo la sheegay inay tuulo ka tirsan Gobolka Shabellaha Dhexe ku soo dileen Sarkaal Ururka Al Shabaab ka tirsanaa, ka dib markii ay ka dhiidhiyeen culeys uu ku haayay dadka deegaanka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Saldhiga Booliska ee magaalada Jowhar oo lagu soo bandhigay Laba nin oo soo dileen Sarkaal ka tirsan Ururka Al Shabaab.