Advertisements

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo sheegay in 15-ka bishaan uu furmi doono Kal-fadhigii 1-aad ee Barlamaanka cusub ee Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh.jpg23Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud oo Maanta Shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, ayaa sheegay in 15-ka bishaan uu furmi doono Kal-fadhigii 1-aad ee Barlamaanka cusub ee Soomaaliya, wuxuuna ku baaqay in si deg-deg ah loogu Gurmado Shacabka ay Abaaruhu Saameeyeen. Continue reading

Advertisements

Xildihbaannada labada Aqal ee lagu soo doortay Jubbaland oo xalay Kismaayo looga sameeyey Xaflad Sagootin ah.

jubbaland-jpg4Munaasabad Xaflad Sagootin ah ayaa Kismaayo loogu sameeyay xildihbaannada labada Aqal ee lagu soo doortay Jubbaland, Waxaana ka Qayb-galay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe], RW ku xigeenka Somalia, Maxamed Cumar Carte iyo Xildhibaannada Labada gole ee Jubbaland laga soo doortay. Continue reading

Goolaha wasiirada ee dawlada Sacuudiga oo dawlada Soomaaliya u ballan qaaday inay ka caawineyso dagaalka ka dhanka ah xarakada Al-Shabaab.

golaha-sacuudigaGoolaha wasiirada ee dawlada Sacuudiga ayaa qabtay shir ku saabsan arimaha ka taagan dalka Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: