Advertisements

War-saxaafadeedka ay soo Saareen Guddiga DoorashadaQarabka.

guddiga-doorashadaWar-saxaafadeedka ay soo Saareen Guddiga Doorashada dadban ee Somalia ayaa Maanta lagu shaaciyay in la billaabay bixinta shahaadooyinka iyo Aqoonsiyada Xildhibaannimo, iyagoo xusay in shahaadooyinka la siin doono xildhibannada aysan dacwadda ka oollin. Continue reading

Advertisements

Dowladda Federaalka Somalia ayaa sheegtay, in ay baaritaanno ku billowday Xoolihii dhawaan laga soo celiyay Dalka Sacuudiga.

xoolo_soomaaliyeedDowladda Federaalkaq Somalia ayaa sheegtay, in ay baaritaanno ku billowday Xoolihii dhawaan laga soo celiyay Dalka Sacuudiga, kaddib Markii Dalka Sacuudigu ay sheegtay inay si KMG ah hakad u gelisay Xoolaha uga yimaada Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: