Advertisements

Magaalada Istanbul dalka Turkiga oo xalay ka dhacay Qarax ay ku dhinteen ilaa 29 qof .oo u badan Ciidamada Amniga.

qarax-turkiyaWaxaa xalay ka dhacay magaalada Istanbul dalka Turkiga,weerarka qaraxaas ayaa la sheegay inay ku dhinteen ilaa 29 qof  iyo. 70 qof oo kale oo ku dhaawacmay qaraxyadaas.

Qaraxaas oo ka dhacay garoon lagu cayaaro cayaaraha isboortiga ayaa lala eegtay gaari boolis oo taagnaa dibada garoonka oo kubadda cagta lagu ciyaaro. Ciyaar ayaa markaa lagu soo gabagabeeyay halkaa.

Daqiiqado kadib ayaa qarax labaad oo ka dambeeyay qaraxaa kowaad  uu halkaa ka dhacay waxaana is qarxiyay qof naftii hure ah.

Dawlada Turkiga ayaa ku eedeysay qaraxyada jabhada Kurdiyiinta oo dooneysa gooni isu taag.

SomaliSwiss      Istanbul

Somaliswiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: