Advertisements

Qarax ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay agagaarka Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho.

qarax-jpg11Qarax ismiidaamin ah oo saaka aroortii hore lagu Weeraray Xarunta Laanta Canshuuraha Berriga oo ku taalla agagaarka Dekedda weyn ee Muqdisho, qaraxaas oo ugu yaraan ay ku dhinteen 29-ruux, intaa ka badana way ku dhaawacmeen Qaraxan, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan booliiska. Continue reading

Advertisements

Magaalada Istanbul dalka Turkiga oo xalay ka dhacay Qarax ay ku dhinteen ilaa 29 qof .oo u badan Ciidamada Amniga.

qarax-turkiyaWaxaa xalay ka dhacay magaalada Istanbul dalka Turkiga,weerarka qaraxaas ayaa la sheegay inay ku dhinteen ilaa 29 qof  iyo. 70 qof oo kale oo ku dhaawacmay qaraxyadaas. Continue reading

%d bloggers like this: