Advertisements

Wadanka Switzerland oo maanta laga dhigay dibadbax Socod dheer ah oo lagu magacaabay “Silsilad Aadami ah“…

dibadbaxWaxaa maanta dalkan Switzerland ka dhacay Bannaanbax Socod dheer ah oo lagu magacaabay “Silsilad Aadami ah“, loogana soo hojeeda diidmada Swiss-ku ay ku diidayaan inay qaabilaan Caruurta aan qaan-gaarka ahayn ee ku sugan dalkan Swiss-ka. Continue reading

Advertisements

Qarax ay laba qof ku dhinteen oo ka dhacay duleedla magaalada Muqdisho ee G/Banaadir.

qarax-jpg9War naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ugu yaraan 2 qof ay ku dhintay qarax loo adeegsaday gaari lagu soo xiray walxaha qarxa meel u dhow Muqdisho maanta. Continue reading

Shir-madaxeedka Ururka IGAD uga socda magaalada Addis Ababa oo looga hadlay arrimaha Soomaaliya oo laga soo saaray baaqyo muhiim ah.!!!!!

shirka-igadMadaxweynaha DF Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh ayaa magaalada Addis Ababa uga qeyb-galay shir madaxeedka IGAD oo looga hadlay arrimaha Soomaaliya, kaas oo laga soo saaray baaqyo muhiim ah. Continue reading

Madaxweyne Yahye Jammeh oo dhawaan qirtay in doorashada looga adkaaday oo mar kale diiday inuu xilka wareejiyo.

gambiaMadaxweynihii Gambia ee dhawaan qiray in doorashada looga adkaaday Yahye Jammeh ayaa diiday mar kale inuu xilka wareejiyo. Continue reading

%d bloggers like this: