Advertisements

Wafdi ballaaran oo uu hor kacayo Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo Maanta u kicitimay Dalka Ethiopia

Madaxweyne Xasan SheekhMadaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane; Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran oo uu hor kacayo ayaa Maanta u kicitimay Magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Itoobiya. Continue reading

Advertisements

Hoggaamiyaasha Madasha Wada-tashiga Qaran oo kulankoodii laga soo saaray war-murtiyadeed la xiriira hannaanka Doorashooyinkaā€¦..

madaxda-dalka-jpg3Madasha Wada-tashiga Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 07-08 Deseember 2016-ka, kaasoo uga hadlayeen arrimaha doorashooyinka sanadka 2016. Continue reading

%d bloggers like this: