Advertisements

Shirka madasha-wadda-tashiga oo maalintii labaad ka soconayo magaalada Muqdisho.

madasha-qaran-somaliaShirka madasha-wadda-tashiga oo maalintii labaad ka soconayo magaalada Muqdisho, kaas oo ay ka qeyb-gallayaan Hogaamiyayaasha maamul gobolleedyada iyo madaxda Qaranka, ayaa lagu waddaa in ugu danbeyntii laga soo saaro war-murtiyeed lagu asteynayo waqtiga rasmiga ah ee la qabanayo doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo tan madaxweynaha. Continue reading

Advertisements

Guddiga Maamulka Maaliyadda Soomaaliya, oo kulankiisii 19-aad, ku yeeshay xarunta madaxtooyada Muqdisho.

Astaanta SomaliaGuddiga Maamulka Maaliyadda Qaranka Soomaaliya, ayaa kulankiisii bilaha ahaa ee 19-aad, wuxuu ku yeeshay xarunta madaxtooyada Muqdisho. Continue reading

%d bloggers like this: