Advertisements

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo maanta booqasho ku tegey magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.

madaxweyne-xasan-kismayoMadaxweynaha xilka sii haaya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tegi doona magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland, waxaana la sheegay in safarka Madaxweynaha uu la xiriiro arrimaha ololaha doorashada uu ugu jiro inuu mar kale kusoo laabto kursiga. Continue reading

Advertisements

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Somalia oo soo Gunaanaday shir looga tashanayay u adkeysiga afooyinka.

shirka-aafooyinkaRa’iisul Wasaare ku xigeenka XF Somalia, Maxamed Cumar Cate Qaalib, ayaa soo Gunaanaday shir looga tashanayay u adkeysiga afooyinka oo ay ka qayb-galeen, Hay’adaha Dowladda Somalia qaarkood, wakiilo ka socday maamulada Gobolada, Hay’adaha Samafalka iyo khabiiro dhanka beeraha iyo xoolaha ah. Continue reading

%d bloggers like this: