Advertisements

Mr. Kaddu Kiwe Sebunya oo Madaxda Qaarada Afrika uga digay Boobka shisheeyuhu ku hayaan kheyraadka Afrika.

mr-kaddu-sebunyaHay’adda dhaqdhaqaa Noloasha Xoolaha Durjoogta Afrika (The African Wildlife Foundation) (AWF) ayaa maanta ku dhawaaqday in Madasaxa Cusub ee Hay’addan loo doortay Mr. Kaddu Kiwe Sebunya oo u dhashay dalka Uganda. Continue reading

Advertisements

Ra’iisal wasaaraha dalka Soomaaliya oo sheegay in xiligan loo baahan yahay isbadal ku dhaca dhinaca hogaanka dalka.

Haweenka iyo7wasaare.jpg2Ra’iisal wasaaraha dalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharm’arke ee waqtigu ka dhamaaday ayaa sheegay in xiligan loo baahan yahay isbadal ku dhaca dhinaca hogaanka dalka,mar uu Kismaayo kula hadlayay xubnaha labada aqal ee dhawaan la doortay. Continue reading

Gudiga Doorashooyinka Federaalka oo sheegay in la qabanayo Doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha bishan December gudaheeda.

g-dooprashooyinka-jpg5Gudiga doorashooyinka dadban ee heer federaal ayaa sheegay in doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo madaxweynaha dhici doonaan ka hor sanadka 2017, taasoo macnaheedu yahay bishan December la qabanayo doorashooyinkaas. Avv. Cumar Max’ed C/dulle oo ah guddoomiyaha guddiga doorashada dadban ayaa sheegay in hadda la soo gudbiyay liisaska xildhibaanadii ugu badnaa, islamarkaana la bixin doono shahaadooyinkii iyo aqoonsigii xildhibaannada. Continue reading

Caasimadda dalka Swedan ee Stockholm oo xalay lagu dilay laba Wiil oo soomaali ah.

sweden

Caasimadda dalka Swedan ee Stockholm ayaa waxaa xalay lagu dilay laba Wiil oo soomaali ah kuwaas oo fadhiyay baar ku yaal bartamaha xaafaddaasi, waxaa kaloo jira ruux weerarkaasi ku dhaawacmay oo iminka isbitaalka yaalla. Continue reading

%d bloggers like this: