Advertisements

Madaxweynaha Gambia Yahya Jammeh oo qirtay in looga Guulaystay Doorashadii Madaxnimo ee shalay ka dhacday Dalkaas.

gambia-jpg2Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Gambia, Alieu Momar Njie, ayaa Maanta sheegay in madaxweynihii Gambia Yahya Jammeh uu qirtay in looga Guulaystay Doorashadii Madaxnimo ee shalay ka dhacday dalkaas. Continue reading

Advertisements

Dowladda Maraykanka oo lix diyaaradood oo nooca Helikobtarka ah ku wareejisay ciidamada difaaca Kenya.

diyaarado dagaalDowladda Maraykanka ayaa lix diyaaradood oo nooca Helikobtarka ah ku wareejisay ciidamada difaaca Kenya si kor looga qaado dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab oo ka dagaalanta gudaha wadamada Kenya iyo Somalia. Continue reading

%d bloggers like this: