Advertisements

Wargelin iyo Ogeysiin Ku Socoto Soomaalida (Xuska Nabigeena Muxamad ﷺ).

mowliidka-nabiga-scwsDhaman Musliminta ku nool Dalkan Switzerland, gaar ahaan Kanton Zürich, waxaa lagu wargelinayaa inay dhalatay bishii kheyrka badneed (Mowliid) ee uu dhashay Nabigeena Muxamed , sidaas darteed waxaa la qaban doono Xuska dhalashada Suubanaha kheyru-khalqillaah.

 Haddaba waxa Muslimiinta la ogeysiinayaa in la qaban doona Xaflad lagu weynaynaayo dalashada Nabigeena Muxamad , waxaana lagu dhigi doonaa magaalada Zürich ee Wadanka Switzerland, taariikhda markey tahay 17/12/2016 waqtiga 12:00 duhurnimo insha allah, Goobta lagu qabanaayo waa: GZ Zürich Safzwegr 8048 Zürich.

SomaliSwiss       Zürich

Qore: Dr. A. Dhicisow

SomaliSwiss@hotmail.com

 

Advertisements
%d bloggers like this: