Advertisements

Wargelin iyo Ogeysiin Ku Socoto Soomaalida (Xuska Nabigeena Muxamad ﷺ).

mowliidka-nabiga-scwsDhaman Musliminta ku nool Dalkan Switzerland, gaar ahaan Kanton Zürich, waxaa lagu wargelinayaa inay dhalatay bishii kheyrka badneed (Mowliid) ee uu dhashay Nabigeena Muxamed , sidaas darteed waxaa la qaban doono Xuska dhalashada Suubanaha kheyru-khalqillaah. Continue reading

Advertisements

Danjiraha Midowga Africa oo maanta booqasho ku tegey magaalada Jowhar ee xarunta maamul goboleedka Hirshabeelle…..

wakiilka-auDanjiraha midowga Africa Francisco Madeira oo maanta booqasho ku tegey magaalada Jowhar ee xarunta maamul goboleedka Hirshabeelle, ayaa kulan la yeeshay madaxweyne Cali C/llaahi Cosoble. Continue reading

Mucaaradka ugu culus ee Xasan Sheikh oo ku guuleystay xubinnimada aqalka hoose ee Federaalka Soomaaliya.

Wasiirka Gudaha.jpg3Mucaaradka ugu culus  ee Xasan Sheikh ayaa maanta ku guuleystay xubinnimada Aqalka Hoose ee Federaalka Soomaaliya ee ka dhacaday magaalada Jowhar. Continue reading

%d bloggers like this: