Advertisements

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo qiray in qaladaad ay ka dhaceen Goobaha doorashooyinka Aqalka hoose ay ka socdaan.

Madaxweyne Xasan Sheekh.jpg16Madaxweyne Xassan Sheekh Max’uud ayaa markii ugu horeysay ka hadlay cabashada ka jirta doorashada aqalka hoose, ayaa sheegay in uu qirayo in qaladaad ay dhaceen, laakiin sidda uu hadalka u dhigay qaladaadkaasi yihiin kuwo aad u yar. Continue reading

Advertisements

Guddoomiyaha Degmada Waaberi oo warbaahinta u sheegay in intii uu Qaraxu dhicin uu waddadaas maray madaxweyne Xasan Sheekh.

qarax-waaberiWaxaa maanta ka dhacay degmada Waaberi qarax xooggan, waxaana qaraxaas ku Geeriyooday ugu yaraan 17-qof, Tiro 30-qof ka badanna way ku dhaawacmeen, kaddib qarax Baabuur oo maanta ka dhacay Koontarool ku dhaw Suuqa beerta ee degmada Waaberi oo ku dhaway waddo laga galo garoonka weyn ee Diyaaradaha Magaalada Muqdisho. Continue reading

Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo maanta kormeer howleed ku tegay magaalada Cadaado ee xarunta ku meel gaarka u ah maamulka Galmudug.

micheal-keating-png1Danjiraha QM Soomaaliya Micheal Keating ayaa gaaray magaalada Cadaado ee xarunta ku meel gaarka u ah maamulka Galmudug, halkaasi oo ay ka socoto doorashada xubnaha Aqalka hoose ee baarlamaanka cusub. Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo iyo bogaadin u diray Maamulka Jubbaland oo soo gabagabeeyey doorashooyinka Aqalka Hoose ee Qaranka.

Madaxweyne Xasan Sheekh.jpg2Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Maamulka Jubbaland oo la soo  gabagabeeyey  doorashooyinka Xildhibaanada Aqalka Hoose Baarlamaanka ee ka dhacay Magaalada Kismaayo. Continue reading

Madaxweynaha dalka Turkiga oo fariin digniin ah u diray Midowga Yurub.

Erdogan 1Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa fariin digniin ah u dirray midowga Yurub, isaga oo sheegay in boqolaal kun oo muhaajiriin ah ku fasixi doono Yurub haddii midowga uusan joojin hanjabaadaha ka dhanka ah dalkiisa. Continue reading

Guddoomiyaha guddiga doorashada heer federaal oo sheegay in Baarlamaanka cusub looga fadhiyo waqtiga ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha.

Guddiga DoorashooyinkaGuddoomiyaha guddiga doorashada heer federaal Avv. Cumar Max’uud C/dulle [Cumar Dhagey] ayaa sheegay in baarlamaanka cusub looga fadhiyo waqtiga ay dhaceyso doorashada madaxweynaha. Continue reading

Ururka Isbahaysiga “Nato“ oo soo gaba-gabeysay hawlgalkii burcad badeedda ee xeebaha Somalia.

nato2Ururka Isbahaysiga NATO, ayaa soo gaba-gabeysay hawlgalkii ay ugu magac-dartay Ocean Shield ee xeebaha Somalia, kaddib markii hoos u dhac weyn ku yimid weerarada burcad badeedda. Continue reading

%d bloggers like this: