Posted on November 29, 2016 by SomaliSwiss
Madaxweynaha waddanka Talyaaniga, Sergio Mattarella ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doono dalkaas, oo dhawaan dowladda federaalka ay magacowday. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Dalka Talyaaniga oo warqadihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doono dalka Dalka Soomaaliya.
Posted on November 29, 2016 by SomaliSwiss
Xoghayaha Guud ee Golaha shacabka, Cabdikariin Xaaji Cabdi (Buux) oo Maanta la hadlayay Warbaahinta ayaa shaaciyey in Xildhibaannada Baarlamaanka Cusub Federaalka Somalia ee la soo doortay, isagoo sheegay in looga baahan yahay inay tagaan Xafiiska Guddiga doorashada Dadban ee 2016-ka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maamulka Baarlamaanka oo Shaaciyay Waqtiga ay Xildhibaanada Cusub billaabi doonaan Shaqadooda.