Advertisements

Guddoomiyaha Degmada Waaberi oo warbaahinta u sheegay in intii uu Qaraxu dhicin uu waddadaas maray madaxweyne Xasan Sheekh.

qarax-waaberiWaxaa maanta ka dhacay degmada Waaberi qarax xooggan, waxaana qaraxaas ku Geeriyooday ugu yaraan 17-qof, Tiro 30-qof ka badanna way ku dhaawacmeen, kaddib qarax Baabuur oo maanta ka dhacay Koontarool ku dhaw Suuqa beerta ee degmada Waaberi oo ku dhaway waddo laga galo garoonka weyn ee Diyaaradaha Magaalada Muqdisho. Continue reading

Advertisements

Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo maanta kormeer howleed ku tegay magaalada Cadaado ee xarunta ku meel gaarka u ah maamulka Galmudug.

micheal-keating-png1Danjiraha QM Soomaaliya Micheal Keating ayaa gaaray magaalada Cadaado ee xarunta ku meel gaarka u ah maamulka Galmudug, halkaasi oo ay ka socoto doorashada xubnaha Aqalka hoose ee baarlamaanka cusub. Continue reading

%d bloggers like this: