Posted on November 25, 2016 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Maamulka Jubbaland oo la soo gabagabeeyey doorashooyinka Xildhibaanada Aqalka Hoose Baarlamaanka ee ka dhacay Magaalada Kismaayo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo iyo bogaadin u diray Maamulka Jubbaland oo soo gabagabeeyey doorashooyinka Aqalka Hoose ee Qaranka.
Posted on November 25, 2016 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa fariin digniin ah u dirray midowga Yurub, isaga oo sheegay in boqolaal kun oo muhaajiriin ah ku fasixi doono Yurub haddii midowga uusan joojin hanjabaadaha ka dhanka ah dalkiisa. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha dalka Turkiga oo fariin digniin ah u diray Midowga Yurub.
Posted on November 25, 2016 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha guddiga doorashada heer federaal Avv. Cumar Max’uud C/dulle [Cumar Dhagey] ayaa sheegay in baarlamaanka cusub looga fadhiyo waqtiga ay dhaceyso doorashada madaxweynaha. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha guddiga doorashada heer federaal oo sheegay in Baarlamaanka cusub looga fadhiyo waqtiga ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha.