Advertisements

Ururka Isbahaysiga “Nato“ oo soo gaba-gabeysay hawlgalkii burcad badeedda ee xeebaha Somalia.

nato2Ururka Isbahaysiga NATO, ayaa soo gaba-gabeysay hawlgalkii ay ugu magac-dartay Ocean Shield ee xeebaha Somalia, kaddib markii hoos u dhac weyn ku yimid weerarada burcad badeedda. Continue reading

Advertisements

Shirkii Wadamada Carabta iyo Afrika oo Wufuud badan ka baxday kulanka!!!

afrika-iyo-arab-jpg1Wafdigii Soomaaliya uga qayb galayey Shirkii ku saabsanaa dhaqaalaha dalalka Afrika iyo Carabta  ayaa la sheegayaa inay ku darsameen wafuud kale oo ka mid ah dalal badan oo jaamacada Carabta ka socday ugana qeyb galayay shir ay lahaayeen Carabta iyo Afrikaanka oo ka dhacayay dalka Equatorial Guinea, diidma ka muujiyey in madax bannaani la siiyo Galbeedka Saxara . Continue reading

%d bloggers like this: