Posted on November 23, 2016 by SomaliSwiss
Ergeyga Qaramada Midoobay uga wakiilka ah Soomaaliya Mr. Micheal Keating ayaa shaki geliyey in doorashada Somaaliya ku dhici karto waqtigii loo qabtay, hasse ahaatee waxaa uu sheegay in uu rajo badan ka qabo in doorashada sidda ugu dhaqsiyaha badan u dhici doonto. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Danjire Mr. Keating: “Soomaaliya, lama dhihi karo wax kastaba waqtigooda ha ku dhacaan, ballanta Soomaaliya lama mid aha tan Switzerland“.
Posted on November 23, 2016 by SomaliSwiss
Taliska ciidamada Maraykanka ee Qaaradda Africa (AFRICOM) ayaa waxba kama jiraan ku sheegay war ka soo baxay ururka Al-shabaab oo sheegtay in askari ka tirsan ciidammada Mareykanka ku dilleen iska horimaad ka dhacay Jubbooyinka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Sarkaal Sare oo u hadlay taliska AFRICOM oo beeneeyey in askari ka tirsan Mareykanka lagu dillay dagaal ka dhacay Jubbooyinka.
Posted on November 23, 2016 by SomaliSwiss
Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidammada dowladda Soomaaliya iyo xoogagga Al-shabaab ayaa lagu waramayaa xalay ilaa maanta in uu ka soconayo deegaanka Goofgaduud ee gobolka Baay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidammada Somalia iyo Al-shabaab oo xalay ilaa maanta ka soconayey tuulada Goofgaduud ee G/Baay