Advertisements

R/wasaare Cumar C/rashiid oo magaalada Muqdisho kula shiray safiirka Mareykanka uga wakiilka ah Somalia.

CCC.jpg8Ra’iisalwasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharm’arke ayaa magaalada Muqdisho kula shiray safiirka Mareykanka Stephen Schwartz. iyo ku-xigeenka danjiraha dowladda Britain oo ay ka wadda hadleen arrimo la xiriira doorashada ka socta qeybo ka mid ah dalka. Continue reading

Advertisements

Mudane Jirbiirl Ibraahim Cabdulle oo Maanta si adag uga hadlay dib u dhaca Doorashooyinka iyo Musuq-maasuqa hareeyay Doorashooyinka.

jibriil-jpg1 Mudane Jirbiirl Ibraahim Cabdulle oo ka mid ah Musharraxiinta u taagan Xilka Madaxnimada Dalka Somalia oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Muqdisho, ayaa si adag uga hadlay dib u dhaca Doorashooyinka, Musuq-maasuqa hareeyay Doorashooyinka. Continue reading

%d bloggers like this: