Advertisements

Guddoomiyaha Doorashooyinka dadban ee federaalka oo Guddiga xalinta khilaafaadka u sheegay inay go’aan ka gaaraan cabashooyinka jira.

g-dooprashooyinka-jpg5Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka dadban ee federaalka Cumar Max’uud C/dulle [Cumar Dhagey] oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay tirada xubnaha aqalka sare iyo hoose ilaa iyo hadda la doortay, isaga oo intaa ku darray in tirada dhiman uu rajeynayo in sidda ugu dhaqsiyaha badan loo soo dhameystiro. Continue reading

Advertisements

Baaritaanka iska horimaadkii ka dhacay magaalada Jowhar oo lagu wareegiyey xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Soomaaliya.

xeer-ilaaliyaha-guud-qarankaWararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in iska horimaadkii ka dhacay magaaladaas baaritaankeeda loo wareegay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir, siddaas waxaa warbaahinta u sheegay guddoomiyaha guddiga doorashada dadban ee heer federaalka. Continue reading

%d bloggers like this: