Advertisements

Wakiilka QM ee Somalia oo ugu baaqay Maamul-goboleedyada dalka in ay Dardar geliyaan Doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Xarumahooda.

micheal-keating

Ergeyga Qarammada Midoobay ee Somalia, Micheal Keating ayaa ugu baaqay Maamul-goboleedyada dalka in ay Dar-dar-geliyaan Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee ka socota xarumahooda, isagoo soo dhaweeyay sida ay Doorashadu ku socoto. Continue reading

Advertisements

Wafdi uu hoggaaminayo Danjire Micheal Keating oo gaaray maanta magaalada Jowhar.

keating-iyo-cosobleDanjiraha QM ee Soomaaliya Micheal Keating iyo wafdi uu hoggaaminayo oo barqanimadii maanta gaaray magaalada Jowhar ayaa kula la yeeshay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi CosobleĀ  iyo xubno ka tirsan guddiga doorashada heer dowlad gobolleed. Continue reading

%d bloggers like this: