Advertisements

Ra’iisal wasaare Sharm’arke oo ugu baaqay dadkii ka barakacay magaalada Gaalkacyo inay dib ugu soo guryo noqdaan.

gaalkacayo-jpg1

Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiiid Cali Sharm’arke ayaa ugu baaqay dadkii ka barakacay dagaalladii ka dhacay magaalada Gaalkacyo in ay dib u soo guryo noqdaan, kaddib markii maalintii shalay la kala qaaday ciidammadii isku hor fadhiyay agagga dagaalka. Continue reading

Advertisements

Dowladda UK oo u soo magacawday safiir cusub oo wakiil uga noqon doona Soomaaliya.

ukDowladda UK ayaa soo magacawday safiir cusub oo wakiil uga noqon doona Soomaaliya, waxuuna badali doonaa safiirkii hore ee UK u fadhiday magaalada Muqdisho.

Safiirka cusub ee hadda lasoo magacaabay ayaa ah siyaasi si weyn looga yaqaan dalka UK, waxaana uu kasoo shaqeeyay dalal badan oo ku yaala caalamka. Continue reading

%d bloggers like this: